Dabeecadaha (dhaqamada) aan fayoobayn Q1aad| Unhealthy Coping Mechanism| Xidhiidhada Nolosha Podcast

Amaal Haybe Coaching
Amaal Haybe Coaching
2 هزار بار بازدید - پارسال - Xalqadan xidhiidhada Nolosha waxaan kaga
Xalqadan xidhiidhada Nolosha waxaan kaga hadlayaa saddex dabeecadood ama dhaqan oo aan fayoobayn oo dadka qaar muujiyaan xiliyada ay la soo darsaan wakhtiyo adag amaba isbadal  kuyimaado noloshooda.

Dhaqamadan ama dabeecadahani waa qaar saamayn aan wanaagsanayn kuleh dadka cafimaadkooda maskaxeed  iyo xidhiidhada ay la leeyihiin dadka kale.

Dhagaysi wacan.
پارسال در تاریخ 1402/03/18 منتشر شده است.
2,025 بـار بازدید شده
... بیشتر