O.P.M | ka taajir lacagta dadka kale jeebkooda ku jirta | dhaqaalaha

DHAQAALAHA․com
DHAQAALAHA․com
18.6 هزار بار بازدید - پارسال - video-gan waxaan kaga hadli doonaa
video-gan waxaan kaga hadli doonaa qaab ka mida labada qaab ee dadku lacagta ku sameeyaan, waxaan u jeedaaa lacagta malaayiinta ah, qaabkaana waxa lagu magacaabaa OPM,
waa maxay OPM ?
sidee ayay nu uga faa-iidaysan karnaa ?
yaa isticmaalikaraya OPM ?
su-aalahaas ayay nu kaga jawaabi doonaa video-gan ee daawasha wacan.
#dhaqaalaha #lacagta #OPM
پارسال در تاریخ 1402/01/09 منتشر شده است.
18,640 بـار بازدید شده
... بیشتر