Cagaarshoowga (Hepatitis) ma yahay dilaa?

Suheyba Badqas
Suheyba Badqas
1 هزار بار بازدید - 3 سال پیش - Xanuunka cagaarshoowga (Hepatitis) waxa uu
Xanuunka cagaarshoowga (Hepatitis) waxa uu ka mid yahay cudurada la kala qaado, uu si fudud ugu dhex faafi karo bulshada. Haddaanan laga hortagin ama lala tacaalin, waxa uu sababi karaa dhimasho. Haddaba halista cudurkan waxaan ka wareysanay Dr. Mohamed Abdullahi
Fadlan Subscribe/Share. Mahadsanid
3 سال پیش در تاریخ 1400/05/06 منتشر شده است.
1,045 بـار بازدید شده
... بیشتر