DHIBAATOOYINKA LAGA DHAXLO SIIGADA | 13 Maskax Godol | Ceynte Show

Ceynte Show
Ceynte Show
73.7 هزار بار بازدید - 5 سال پیش - Assalamu’alaikum warahmatullahi wabarakatuh. walaalyal waad
Assalamu’alaikum warahmatullahi wabarakatuh. walaalyal waad salaaman tihiin meelkasta aad Dunida ka jogtaan, kuso dhawaada Barnaamijkeena Maskax Godol, Mowduuciisa Maanta neh waxan kuso qaadan donaa Mowduuc aad Xasaasi u ah. Masturbation taas oo ay Soomaalidu u taqaan Siigeysiga. Waa Maxay Siigeysiga? Waa maxay dhibaatada caafimaad ee Siigeysashada? Sidee loo joojin karaa Siigeysiga? Dhamaan Su’alahas waxaan ugu jawaabi doonaa Muuqalkan, Hadaba Daawasho wacan.

W/Q: Dr- Abdullahi Mahdi

Maskax Godol

 Ceynte show

Walaal la wadaag channelka ugu yaraan Labo ruux.

Kusoo biir baraha aanku leenahay Social Media:

 FACEBOOK: Facebook: ceynteShow
 YOUTUBE:    ceynteshow

 Nagala soo xariir:

[email protected]
 INSTGRAM: Instagram: aynte87
 WhatsApp: +252616788794
-----------------------------------------------------------------
#13_Maskax_Godol #Ceynte_Show

If any content owners would like their images and videos removed, please contact us by email at [email protected]

📣 Qof kasta waa u fasaxan yahay in uu la dego Muuqaalada ku jira Channelkaan, Kadibna lawadaago Walaalaha kale ee isticmaala baraha bulshada sida Youtube, facebook, whatsapp iyo wixii lamid ah. Laakiin waxaa shardi ah in Muuqaalada aan wax laga badalin meesha laga keenayna lagu xuso.

📢 Everyone is allowed to use and download our videos in this channel  by spreading them on all social media of their preference (YouTube, Facebook, Whats-app, and  etc.) But the Condition is that the Videos are not changed anything(Keep as their Original) and Mention their source.
5 سال پیش در تاریخ 1398/09/03 منتشر شده است.
73,705 بـار بازدید شده
... بیشتر