Wax ka Ogow Application Fariimedka Ugu Wanaagsan ee La Adeegsado. Waxa uu Ka Wanagsan Yahay Whatsapp

Somali Tech
Somali Tech
1.2 هزار بار بازدید - 3 سال پیش - Muqalkan Waxa Aad ku baran
Muqalkan Waxa Aad ku baran doonta application fariimed la yidhaahdo signal. signal waa application fariimedka ugu wanaagsan marka laga eegayo securityga iyo privacyga ee internetka. muuqalkana waxa aad kaga boganaysa, sida loo dagsado signal app, sida akoon looga samaysto, iyo sida loo adeegsado signal app. ugu danbayn waxa aad baran doonta, farqiga udhaxeeya signal app iyo application fariimedada kale. -- this video is for aducational purpose only. do not use it to harm others. If you do, the responsibility rests with you. --- fiidiyowgaan waxaa loogu talagalay ujeeddo wax barasho oo keliya. ha u isticmaalin inaad dadka kale ku wax yeeleyso. Hadaad sameysid masuuliyada adigaa iska leh. PASSWORD DANBE MA ILAAWI DOONTID!!. | KADIB MUUQALKAN!!.    • PASSWORD DANBE MA ILAAWI DOONTID!  KA...  X2AAD: PASSWORD DANBE MA ILAAWI DOONTID. PASSWORD KAYDIYAHA UGU WANAGSAN!    • Password Danbe Ma iLaawi Doontid Muuq...   AFSOMALI- FACEBOOK PRIVACY IYO SECURITY| XOG INTE LEEG AYA LAGA OGAN KARA AKONKAGA FACEBOOK    • Sida Kor Loogu Qaado Securityga Akoon...   ka hortag in laga jabsado FACEBOOK account gag waligaa sida ugu fiican    • Ka Hortag In lagaaga Jabsado Akoonkag...   ka hortag in laga jabsado emailkaga waligaa sida ugu fiican    • ka hortag in laga jabsado emailkaga w...   INAGA LACAG AH!!. QAABKEY LACAG KU HELAN COMPANYADA FACEBOOK, GOOGLE WHATSAPP INAGO FREE KU ADEGSANA    • Inaga Lacag Ah!. Qaabkay Lacag Ku Hel...   HADA SAMAYSO ETHICAL HACKING LAB. MEEL AAD KU TIJAABISO CASHARADA    • HADA SAMAYSO ETHICAL HACKING LAB. MEE...   SIDE LOO BARTAA ETHICAL HACKINGKA. MAXA LAGAGA BAAHAN YAHAY SI AAD U BARATO    • Sidee Loo Bartaa Ethical Hackingka. M...   side loogu duuba windows 10 vmware. MUUQAL DHAMAYSTIRAN    • side loogu duuba windows 10 vmware. M...   WAXBA KAMA OGID TELEFOONKAGA.QOF WALBA OO ANDROID TELEFOON AH ADEEGSADA!!    • WAXBA KAMA OGID TELEFOONKAGA.QOF WALB...   SAME WHATSAPP GROUP AY KUSO BIRI KARAYAN 400 O QOF IYO WAX KABADAN. KALIYA APPKA WHATSAPP SAXDA AH    • Sida Loo Sameeyo Whatsapp Group Ay Ku...   SIDE LOO DIRA MUUQALO IYO COD KA BADAN 16MB. HADA KADIB INTAAD DONAYSO AYAD DIRI KARTA, APP LA'AAN!!    • Wax Ka Badal! Whatsapp | Sidee Loo Di...   WAA MAXAY ROOT!. SIDE LO ROOT GAREYA MOBILE. MUUQAL DHAMAYSTIRAN.(KA BAX JEELKA AAD KU JIRTO.)    • WAA MAXAY ROOT!. SIDE LO ROOT GAREYA ...   2 SIROOD O KU SAABSAN WHATSAPP. AKHRI FARIIMAHA LA TIRTIRAY. SO CELI STATUSKA 24 HOURS DHAAFAY.    • 2 SIROOD O KU SAABSAN WHATSAPP. AKHRI...   SIDE LOO SAMEYA STICKERS AD ADIGU LEEDAHAY OO WAJIGAGA AH!!.ADIGO U ADEEGSANAYA WHATSAPP    • SIDE LOO SAMEYA STICKERS AD ADIGU LEE...   UGU DANBAYN FEATURE AYNU DOONAYNAY O SOO MUUQDAY. WHATSAPP AYUU KHUSEEYA    • UGU DANBAYN FEATURE AYNU DOONAYNAY O ...   WHATSAPP, MESSENGER, TELEGRAM, IWM. DHAMANTOOD IYO HAL APPLICATION.    • WHATSAPP, MESSENGER, TELEGRAM, IWM. D...   ----linkiyada iyo appska aynu muqalada kaga hadalno waxa ay yaalan telegram channelkena iyo whatsapp groupkena, halkaas ka hubiya . ------ *** meelaha aad nagala so xidhiidhi kartaan: ***** **facebook page: facebook.com/somalitech0/ ** instagram page: instagram.com/somalitech0/ ** tiktok akoon: tiktok.com/@somalitech0/ **whatsapp numberki khaaska aha isna wakaas: 2520657917414 **whatsapp group wakas linkigisu: chat.whatsapp.com/FchTQ6t7wIZFMqPtcMcWiT **telegram channelkeni waakas linkigisi: t.me/somalitech0 #signal #whatsapp #somalitech
3 سال پیش در تاریخ 1400/06/02 منتشر شده است.
1,264 بـار بازدید شده
... بیشتر