Xulashada Lamaanaha (Jacaylka)

Osman Sheekh Ahmed (Qoysbile)
Osman Sheekh Ahmed (Qoysbile)
22.5 هزار بار بازدید - 7 سال پیش - Casharkaan wuxuu ka hadli doonaa
Casharkaan wuxuu ka hadli doonaa in jacaylka aan lagu deg degin oo laga fiirsado, waayo   markaad wax jeclaato waxaad hibaysay naftaadii, ka noqoshana ma lahan , jacaylku nolosha la,aantii  macno iyo macaan ma lahan ,  hadaadan si fiican uga fakerina wax ka kharaar ma jiraan.
7 سال پیش در تاریخ 1396/11/15 منتشر شده است.
22,546 بـار بازدید شده
... بیشتر