EP18| 12 qodob oo kaa caawin doona u diyaar garawga bisha ramadaan🌙

Nazreen zallah
Nazreen zallah
8.9 هزار بار بازدید - 6 ماه پیش - Waa 12 qodob oo aydun
Waa 12 qodob oo aydun intiina badan garanaysaan laakiin aan jeclaaday in aan idin xasuusiyo si aydun ugu diyaar noqotaan gudo ahaan,  dibad ahaan, iyo guri ahaanba bisha barakaysan ee ramadaan. Waa xalqad dhalinyarta aad u quseysa iyo sidoo kale cidkaste oo danayneysaba.
💛🌙
6 ماه پیش در تاریخ 1402/12/14 منتشر شده است.
8,958 بـار بازدید شده
... بیشتر