Imam Ahmed Gurey | Halyayadii Huray Naftooda | Ceynte Show

Ceynte Show
Ceynte Show
3.7 هزار بار بازدید - 4 سال پیش - Imam Ahmed Gurey | Halyayadii
Imam Ahmed Gurey | Halyayadii Huray Naftooda | Ceynte Show

Asc walaalyal Halkaan waxaan idinku soo gudbinayaa Halyayadii huray Naftooda, oo ah barnaamij cusub oo ka bixi doono kannelka Ceynte show Hada kadib, hadafkiisuna yahay in aan wax ka ogaano wax tarkii iyo halgamayaashii Soomaaliyeed, ku waas, oo dhamaantood qeyb libaax leh ka soo qaatay Xornimada Ummada Soomaaliyeed, waxayna isugu jiraan kuwa dagaal toos ah la galay Gumaystihii haystay dalka soomaliyeed iyo kuwa qalin kula dagaalamay intaba, waxaa kaloo Barnaamijkan kusoo qaadan doonaa Halyayadii Caalamka Soo maray oo Naftooda u huray Dalalkooda. Ku waas oo aan u arkay inay Mudan yihiin in aan wax ka barano. Hadaba Maanta Barnaamijkeena Waxaan ugu Hadli Doonaa Halgamihii weynaa ee Imaam Axmed Ibraahim Al Qaazii ee Soomalidu u taqaan Imaam Ahmed Gurey, Hadaba Daawasho Wacan.

 Ceynte show

Walaal la wadaag channelka ugu yaraan Labo ruux.

Kusoo biir baraha aanku leenahay Social Media:

 FACEBOOK: Facebook: ceynteShow

 YOUTUBE:    ceynteshow

 Nagala soo xariir:

[email protected]
 INSTGRAM: Instagram: aynte87
 WhatsApp: +252616788794
-----------------------------------------------------------------

#Halgamihii #Ahmed_Gurey #Ceynte_Show

If any content owners would like their images and videos removed, please contact us by email at [email protected]

📣 Qof kasta waa u fasaxan yahay in uu la dego Muuqaalada ku jira Channelkaan, Kadibna lawadaago Walaalaha kale ee isticmaala baraha bulshada sida Youtube, facebook, whatsapp iyo wixii lamid ah. Laakiin waxaa shardi ah in Muuqaalada aan wax laga badalin meesha laga keenayna lagu xuso.

📢 Everyone is allowed to use and download our videos in this channel  by spreading them on all social media of their preference (YouTube, Facebook, Whats-app, and  etc.) But the Condition is that the Videos are not changed anything(Keep as their Original) and Mention their source.
4 سال پیش در تاریخ 1399/04/15 منتشر شده است.
3,789 بـار بازدید شده
... بیشتر