DANAHAAGA KARAACO

HAGAHA NAFTA
HAGAHA NAFTA
2 هزار بار بازدید - 3 سال پیش - Marna yeysan kujoojin cabsida aad
Marna yeysan kujoojin cabsida aad kaqabto dadka hadaladooda haddii aad kudhiirato inaad isbadal wanaagsan kusameyso naftaada una talaabo qaado dhanka riyooyinkaaga, u ogolow naftaada iney iska dhagatirto HADALKASTA oo kaaga yimaada dadka kugu hareereysan. Waa hubaal marka dadka hadaladooda aad iska dhagatirtaa inaad guuleysandoonto. Adiga waajib kuguma ahan raaligelinta dadka ee waxaa waajib kugu ah inaad ula dhaqanto si wanaagsan xitaa haddii ay yihiin kuwo cadow ku ah hormarkaaga. Taasina waa wanaagga naftaada ee ma ahan abaal marinta xumaantooda. #DhiirigeliyeBulshoKasim_Mohamed
3 سال پیش در تاریخ 1400/06/28 منتشر شده است.
2,063 بـار بازدید شده
... بیشتر