SIDEE BUUG LOO QORAA- Baro Bilow ilaa Dhamaad (Faahfaahin Buuxdo)

Somali Online Money
Somali Online Money
21.4 هزار بار بازدید - 3 سال پیش - Sidee LOO QORAA BUUG lacagna
Sidee LOO QORAA BUUG lacagna looga sameeyo iyo sida loo qoro sheekooyin waa wax aad u sahlan casrigaan. qaabka wax loo qoraa waxaad u baahan doontaa oo kali ah inaad qorsheyso inta aadan bilaabin qorista buuga. waxana kutusaya si talaabo talaabo ah markaad raacdo talaabooyin iyo talooyin aan kusiin doono waxaad awood u yeelan doonta qaabka wax loo qoraa.sidee loo noqdaa qoraa.qaabka loo qoraa bugaagta.sidee loo qoraa warbixin sidee sheeko loo qoraa.sida curiska loo qoro.sida loo qoro warqad furiin iyo dhamaan waxyaabo badan oo kusaabsan wax qorista #buug_qorista #sida_buug_looqoro #somalionlinemoney website designka smartmackup.com Canva Canva.com TELEGRAM........... t.me/+I0tF16rrNFY0NWM0 nagu soo biir COMMUNITY bit.ly/3gOi9yi mindsissue.com/community/ Instagram// @SomaliOnlineMoney facebook group www.facebook.com/groups/3979167432137779 website keena mindsissue.com/category/somali-online-money-2/
3 سال پیش در تاریخ 1400/11/27 منتشر شده است.
21,460 بـار بازدید شده
... بیشتر