waxbadan ka ogow xanuunka #Irritable bowel syndrome #Mindhicirada kacsan ee gaaska lagu qaldo?

Warbixino Caafimaad Channel.
Warbixino Caafimaad Channel.
228 بار بازدید - 9 ماه پیش - Calool Xanuun kasta ma ahan
Calool Xanuun kasta ma ahan #Gaas iyo #Gooryaan.

Waxaa jira xanuun aad ugu badan dadkeena hadana lagu qaldo Gaaska, gooryaanka, caabuqa xamiitida, xanuunada bararka xiidmaha ee Crohn's disease iyo ulcerative colitis, iyo u adkeeysasho la'aanta lactose-ka.

Waxbadan ka ogow xanuunka loo yaqaano: "#Irritable_bowel_syndrome" ama "Mindhicirada kacsan".

- Video ga nala daawo.

Warbixino Caafimaad
#irritablebowelsyndrome
#IBS
#IBD
9 ماه پیش در تاریخ 1402/09/10 منتشر شده است.
228 بـار بازدید شده
... بیشتر