Ogow awoodaha uu leeyahay Smart TV (10 qodob)

iM252
iM252
16.6 هزار بار بازدید - 2 سال پیش - Smart TV, waxa aad ku
Smart TV, waxa aad ku xiran kartaa telefoonkaaga, Computer-kaaga, Internet ayaad ka geli kartaa, barnaamijyo ayaad ku shuban kartaa, intaa iyo ka badanna waad ku sameyn kartaa. Wax badan ka ogow awoodaha Smart TV-ga inta aad daawanayso muuqaalkan.

Ma adeegsataa Smart TV? Maxaad ka heshay oo uu leeyahay? Nala wadaag fadlan.

#iM252
#SmartTV
2 سال پیش در تاریخ 1401/04/26 منتشر شده است.
16,646 بـار بازدید شده
... بیشتر