Sida Sample Size loo jaangooyo (Sample Size Determination), Sida Sample size-ka loo soo saaro

Galow Gobiye
Galow Gobiye
586 بار بازدید - 3 سال پیش - Inta aan la gudo gelin,
Inta aan la gudo gelin, Cilmi baaris waliba waxay u baahantahay in ciddii ama walaxdii cilmi-baarista lagu samayn lahaa tirada lagaga samaynayo la jaan gooyo—tiro ahaan. Haddii ay la rabo in la baaro saamaynta uu COVID-19 ku yeeshey dadka waayeelka ah ee ku nool deegaanka Nugaal, si sahlan loogama bixi karo in dhammaan waayeelka Nugaal mid mid loo dul istaago lana baaro.

Sidaas awadeed, waxaa jira hab fudud oo aad dadkii oo dhanna aadan wada madax tirineyn, hase ahaatee, haddana in matali karta naftooda iyo inta laga tagayba loo doorto waana habab uu ka mid yahay habkan aan muuqaalkan ku yara eegi doonno, InshaAllahu Kareem.
3 سال پیش در تاریخ 1400/02/06 منتشر شده است.
586 بـار بازدید شده
... بیشتر