sida Canva loogu isticmaalo mobule-kaaga gacanta kusamayso design qurux badan

Naasirudiin Media
Naasirudiin Media
3.9 هزار بار بازدید - 2 سال پیش - asc walaalahamuuqalkaan waxa aad ku
asc walaalaha
muuqalkaan waxa aad ku baran doontaa:
1. sida loosameeyo cover facebook
2  sida loosameeyo cover youtube
3. sida loosameeyo cover book
4. sida loosameeyo thumbnail
5. sida loosameeyo shahaado
6. sida loosameeyo id card
......
wax walba oo aad doonayso halakaan ayaad ka heLAYSa
dulqaado hadaad u baahan tahay aqoon iyo cilmi.
wasaalu calaykum
2 سال پیش در تاریخ 1401/04/21 منتشر شده است.
3,976 بـار بازدید شده
... بیشتر