Maansada Goljanno iyo Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame (Hadraawi) Q-1aad

Sayid-Axmed Dhegey
Sayid-Axmed Dhegey
34.7 هزار بار بازدید - 11 سال پیش - Maansada Goljanno, waxa uu Hadraawi
Maansada Goljanno, waxa uu Hadraawi ka tiriyey barnaamijkii "Sirta Ereyga" ee lagu qabtay Jabuuti bilawgii sagaashanaadkii. Maansadani waxa ay ka dhalatay, maansadii "Gorgor" ee uu curiyey Xasan Xaaji Cabdillaahi Xasan (Ganey).  Iyo gabaygii "Gocanayaa Mooyi" ee Cali Jaamac Haabiil, oo lamumbe uu marinayo. Ilaahay haw naxariisto labadoodaba Maxamed Lamumbe iyo Cali Jaamac Haabiil.
11 سال پیش در تاریخ 1392/12/08 منتشر شده است.
34,746 بـار بازدید شده
... بیشتر