Jijimicsiga Dhibatada Garbaha - Frozen Shoulder Exercise

Barashada Xaawo
Barashada Xaawo
2.4 هزار بار بازدید - 2 سال پیش - Frozen Shoulder, Garabka barafaysan ama
Frozen Shoulder, Garabka barafaysan ama murqaha garabka ee adkaado  waa xaalad sababa xanuun ku dhaca garbaha.  Jimicsigan waa inad sameysaa si aad is ku caawiso.
Calamadaha Garbaha  sida caadi ahaan si tartiib tartiib ah uyuu u bilowdaa, way ka sii daraan muddo ka dib. Hadii aadan waxbo ka qabanin. Waxaad dareemeeysaa inaadan fidin Karin garbahaaga eyna dhib kugu tahay fidinta. Waxa kaa caawin kara waa jijimicsiga in aad ku dadaashaa si joogto ahna aad u sameeysaa jijimicsiga kaa caawin doona furitaanka laabtaada garabka, iyo sidoo kale xoojiyo muruqyada garbaha
2 سال پیش در تاریخ 1401/09/21 منتشر شده است.
2,435 بـار بازدید شده
... بیشتر