3 Saaxiib iyo Orso | Maaweelada Caruurta | Sheeko Carruureed | Somali Animation | Somali Moral Story

Somali Kids
Somali Kids
2.5 میلیون بار بازدید - 5 سال پیش - Three Friends and the Bear
Three Friends and the Bear story in Somali | 3 Saaxiib iyo Orso | Maaweelada Caruurta | Sheeko Carruureed | Somali Cartoon | Somali Moral Stories
Beribaa meel magaalo ah waxa ku noolaa jiray seddex carruur  ah oo la odhan jiray Ali, Amina iyo Lugooye.
Ali iyo Amina waxay ahayeen carruur aad u maskax badan. Wax kastooy samaynayaan 2-3 jeer ayay ka fakiri jireen ka hor inta aanay samayn. Laakiin lugooye wuu ka duwanaa, wuxuu ahaa mid calool adag oo bilaa daryeel ah.
Maalin maalmaha ka mid ah ayaa Ali u yimi Lugooye dabadeed wuxu ku yidhi
Lugooye:  Waaryaada Ali iyoAmina! Waxan moodayey in aynu tegeyno beertii geedaha cambaha? Oo miyaad ilowdeen?
Ali: Haaheey! Anigu waan ilaaway! Laakiinse, si aynu u gaadhno meeshaas, waa in aynu kaynta sii dhex jibaaxnaa.

Sheeko Dheeraad ah iyo Heeso: https://bit.ly/2YZOfjD

#SheekoCarruureed #SomaliMoralStories #SheekoCirfiid
5 سال پیش در تاریخ 1398/06/14 منتشر شده است.
2,527,332 بـار بازدید شده
... بیشتر