Fundamental Analysis |Part 2| (Doorka Bangiga dhexe -The Role of Central Bank-)

Moalimuu fx
Moalimuu fx
22.1 هزار بار بازدید - پارسال - Muuqaalkaan oo noqonaya Midkii Labaad
Muuqaalkaan oo noqonaya Midkii Labaad ee Muuqaalo Taxane ah oo aan doonaya in aan kaga hadlo Mawduuca Fundamental Analysis  iyo Sida aad samayn lahayd taxliilin dhaqaale iyo fahamka wararka suuqa saameeya.

Qaybtaan waxaan si gaar ah ugu dul istaagaynaa qaabkii aad u taxliilin lahayd una fahmi lahayd Doorka Bangiga dhexe uu ka qaato saamaynta lacagta dalalka aan trade garyano


🔊  🔔  Waa Kanaa Linkiga Discord Server-ka Publica ah ee loogu talogalay dhammaan dadka ku xiran YouTube-keena MoalimuuFX ✅  
Discord: discord


🫱🏻‍🫲🏽🙌🏾 My Social Media Accounts

✅  Instagram: Instagram: moalimuu

✅  TikTok: TikTok: moalimuufx

✅  Wesbsite: https://moalimuufx.com/

✅ Discord:  Discord: discord
پارسال در تاریخ 1402/04/12 منتشر شده است.
22,167 بـار بازدید شده
... بیشتر