TAARIIKHDII ASXABIGII CUTHMAAN BIN CAFAAN (RA) - SH XASAN IBRAAHIM CIISE

Abdirizak Abdullah
Abdirizak Abdullah
62.3 هزار بار بازدید - 7 سال پیش - khaliifkii saddexaad ee khulafaa'u Raashidiinka
khaliifkii saddexaad ee khulafaa'u Raashidiinka iyo amiirkii labaad ee Mu'miniinta, oo kamid ah kuwii ugu horeysay ee islaamtay, waa mid kamid tobankii jannada loogu bishaareyay iyagoo nool oo misna kamid ah lixdii ahlu shuurada ee uu Cumar howsha Islaamka uga tegay. Waxuu caan ku ahaa sama fal, suubanaan iyo sifooyinkii islaamka oo idil ka hor intaan lasoo dirin Rasuulka SCW. Waxuuna iska daba guursaday laba gabdhood oo uu dhalay  Rasuulka SCW, waana qofka kaliya ee iska daba guursaday laba gabdhood oo walaalo ah misna uu dhalay Nebi.   Sidaa darteed baa waxaa loo yaqaannay oo uu laqabkiisu ahaa Dun Nuureyn oo la macna ah Kii labada nuur u saaxiibka ahaa. Rasuulkuna SCW waxuu geeriyooday isagoo ka raalli ah.
7 سال پیش در تاریخ 1396/02/10 منتشر شده است.
62,311 بـار بازدید شده
... بیشتر