JOOQLE SHIRE Dumar barashadii Lyrics

FANKA FILMS
FANKA FILMS
37.6 هزار بار بازدید - 2 سال پیش - HEES MACAAN CODKII JOOQLE SHIRE
HEES MACAAN CODKII JOOQLE SHIRE
JOOQLE SHIRE Heesta Bidhaan Aragtidaada - Lyrics
Anigoo bad qaba
Dumar barashadii
Igu tahay idloow
Soow
Soow Subax barqaa
Bidhaan Aragtidaa
Uma bogin indhuhu
Badankiyo qalbiga
Beer kuuma baahino
Sow ma noqon besteey
Markaan kuu bandhigay
Inaan kuu bukana
Waataad buurta sare
Bow ku tiri fudeyd
Barta dhexe wadnaha
Bir baad igu mudoo
Baaba’oo dartaa
Bukaan socod noqdee
Waan bogsaday hadoo
Badaa kuma jiree
Sabaax barasho wacan
Adoo bilic hablaad
Ale kuu badshaad
Banaan taagantee
Naftu waa belee
Beydkii add dhistaba
Weysagaa burbura
Anigoo bil iyo laba
Baadkii kaaga go’ay
Yaad igiga baxdee
Anoo kula balamay
Kuuna baahan baad
Si bareer ku jiro
Iigu balan furtee
Barta dhexe wadnaha
Bir baad igu mudoo
Baaba’oo dartaa
Bukaan socod noqdee
Waan bogsaday hadoo
Badaa kuma jiree
Sabaax barasho wacan
2 سال پیش در تاریخ 1401/08/01 منتشر شده است.
37,688 بـار بازدید شده
... بیشتر