Calool Xanuun ka maxaa keena? Goorma ayaad u baahan tahay gargaar caafimaad oo deg-deg ah?

Ahmed Ahmed
Ahmed Ahmed
3.2 هزار بار بازدید - 4 سال پیش - Fadlan hadii aad qabto ama
Fadlan hadii aad qabto ama aad hayso weydiin ama su'aal caafimaad taabo ama riix link-gan hoose.

https://somalimedic.com/ask-a-doctor/ ###

#Calool xanuun soo noq-noda oo dhinac midi gee sare ah kaas oo ku fida Laabta dhabarka iyo garbaha, Xumad lahayn
Waxa laga yabaa in xameetida xanuun ku dhacay ama dhagxaan ku samaysantay

#Calool soo noqnonaya oo xaga hoose ah., Leh lalabo ama yalaalugo, Leh shuban Leh Xumad marka uu bilaabmo
Waxa laga yaabaa in xanuun ku dhacay qaybta midhicirrada,

#Calool xanuun ama casiraad xaga qaybhya sare ah, Leh cunto istaag ama cunto xumo, Leh miisan ka oo dhaca

#Casiraad dhanka bidix ee hoose (ragga), U baahan musqusha si joogto ah
Casiraad dhanka bidix ee hoose (ragga), U baahan musqusha si joogto ah

#Calool xanuun qaybta sare ah oo soo noqnonaya, Leh cunto xumo, Leh miisaanka oo si deg deg ah u dhaca
Waxa laga yaabaa in kanser (cancer) keenay ama xanuun ganaca ku dhacay (pancreas)

Xanuun soo noqnoda oo caloosha qaybta hoose ah, Lahayn xumad, Leh shuban soo noqnoqda oo an dhiig lahayn.  
Xanuun midhicirka weyn ama buro ka soo baxday midhicirka  

#Calool xauun ama casiraad, Leh Daaco, Leh Naqas ama gaas, Leh misaan calaasha laga dareemayo.
Dhibaato ama xanuun dheef markeenka ah, dhibaato ama xanuun ugxan sidayaasha ah (dumarka).

#Xanuun qaybta sare ee midig uur ku jirta, Leh hunqaaco, Leh Xumad marka xanuunku bilaabmo.
Waxa laga yaaba in xameetida xanuun ku dhacay

#Xanuun soo noqnoqda qaybta hoose caloosha, leh shuban iyo calool istaag is bedelaya, leh dibiro.
Waxa laga yaaba in Xanuun ku dhacay midhicirka weyn (large Colon) sida IBS.

#Xanuun caloosha ah, leh barar, ama wax (shay) soo buuran
Waxa laga yaabaa in uu jiro bog dillaac

Xanuun qaybta hoose ee midigta, Leh hunqaaco ama lalabo, yalaalugo iyo calool istaag
Waxa laga yaabaa in xanuun ku dhacay qabsin ka  

Xanuun uur ku jirta ah xiga dhanka miskaha, leh doonis kaadi degdeg ah
Xanuun muddo soo jiray (Chronic pain) ama xanuun ku dhacay xuubka hoose ee gudaha makaank dumarka.

Calool xanuun eh shuban, iyo hunqaaco
Infection ama cunto sumaysan oo aad cuntay ayaa laga yabaa in ay keentay

Calool xanuun leh dibiro iyo shuban
Waxa laga yaabaa in aad cuntay cunto ay diiday calooshu ama aad ku leedahay xasaasiyad


Calool xanuun ku fiday dhabarka ama qaybta hoose ee xubnaha taranka, leh kaadi joogto ah, Leeh kaadi ay ku jirto dhiig oo xanuun leh
Infekection (infection) caabuq ku dhacay kaadi mareenka

######## Continued#####
4 سال پیش در تاریخ 1399/10/13 منتشر شده است.
3,266 بـار بازدید شده
... بیشتر