Abaaraha iyo Nolosha Geelleyda | Somali Camel Fete

Somali Camel Fete
Somali Camel Fete
347 بار بازدید - 2 ماه پیش - Geelu waa noolaha ugu adkaysiga
Geelu waa noolaha ugu adkaysiga badan abaaraha, sidaas oo ay tahay xoolaha ay saabato waxaa ka mid ah GEELA. Haddii aysan dadkeennu maarayn saamaynta abaaraha waxa ay xoolaheennu ku dambayn doonaan tiro yar iyo cudurro. Sida ay qeexeen cilmibaarisyo lagu sameeyey xoolaheenna shayga koowaad oo xoolaha tiradooda hoos u dhiga in ay yihiin ABAARAHA.

#XuskaGeelaSoomaalida
#SomaliCamelFete
#مهرجان_الإبل_الصومالى
2 ماه پیش در تاریخ 1403/03/22 منتشر شده است.
347 بـار بازدید شده
... بیشتر