Sida loo qoro | CHAPTER ONE | 1.3 Purpose of the study ilaa 1.9 Conceptual framework

Hagaha ardayga
Hagaha ardayga
29.2 هزار بار بازدید - 2 سال پیش - Hagaha Ardayga = waa xarun
Hagaha Ardayga = waa xarun taasi oo si' fudud, tayona ay ku dheehan tahay ka siisa taba-bar ardayda jamacadaha wax la xariira maadada RESEARCH METHODOLOGY, waxa ay sidaa oo kale xarunta taba-baro siisaa ardayda jaamacadaha ee wax ka barata kuliyada maamulka iyo dhaqaalaha (foculty of economic and management) qeybteeda ganacsida iyo maamulka (BUSINESS ADMINSTRATION).
Hadii aad tahay arday wax ka barta BUSINESS ADMINSTRATION waxa aad naga heli kartaa in aan kaa caawino hadba maadadii kuugu adkaata simister 1-aad ilaa iyo simisterka ugu danbeeya ee jaamacada, iyada oo aad ku helayso qiimo ku qanciya iyo mucalim aad wax ka faa'iidayso, INSHAA ALLAAH. soo dhowow wallaal

Nagala soo xirir

whatsapp number +252615263600
tiktok @abuukarkurbi
telegram +252615263600
2 سال پیش در تاریخ 1400/11/09 منتشر شده است.
29,257 بـار بازدید شده
... بیشتر