Dhisida dhaqamada iyo dabeecadaha fayow Q3aad| Healthy Coping Mechanism| Xidhiidhada Nolosha Podcast

Amaal Haybe Coaching
Amaal Haybe Coaching
571 بار بازدید - پارسال - Sideed si malin le ah
Sideed si malin le ah u dhisi kartid una horumarin kartid xidhiidhka aad la leedahay Ilaahay adoo la imanaya camalo ama dhaqamo kooban iyo sida ugu fudud ee aad u joogtayn kartid?

Sido kale, waxan kaga hadlay dabeecada loo yaqaano 'balaanqaadka nafta' taasoo qofka u saamaxda in uu wacyigiisu koro, kobciyana hab-fikirka togan.

Dhagaysi wacan.
پارسال در تاریخ 1402/03/24 منتشر شده است.
571 بـار بازدید شده
... بیشتر